News update: Wararkii ugu danbeeyay Joomla! - the dynamic portal engine and content management system http://www.wadani.net/index.php 2010-09-05T08:44:01Z Joomla! 1.5 - Open Source Content Management Gudoomiyihii Golaha Samadoonka Somaliyeed oo lagu dilay Ceelasha Biyaha 2010-08-15T15:28:04Z 2010-08-15T15:28:04Z http://www.wadani.net/index.php?option=com_content&view=article&id=48:gudoomiyihii-golaha-samadoonka-somaliyeed-oo-lagu-dilay-ceelasha-biyaha Administrator maamulka@wadani.net <p><span style="font-size: x-small;"> Kooxo hubaysan ayaa Galabta Gudoomiyihii Golaha Samadoonka Soomaaliyeed waxaa ay ku toogteen gudaha deegaanka ceelasha biyaha, Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.</span></p> <p style="text-align: justify;"><span style="font-family: verdana, geneva;"><span style="font-size: 10pt;"><span>Sida Idaacada Shabelle ay u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa galabta Gudoomiyihii Golaha Samadoonka Soomaaliyeed Sheekh Max’ed Tahliil Warsame waxaa ay ku dileen agagaarka Suuqa Weyn ee Ramadaan ee deegaankaasi Ceelasha biyaha. <p><span style="font-size: x-small;"> Kooxo hubaysan ayaa Galabta Gudoomiyihii Golaha Samadoonka Soomaaliyeed waxaa ay ku toogteen gudaha deegaanka ceelasha biyaha, Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.</span></p> <p style="text-align: justify;"><span style="font-family: verdana, geneva;"><span style="font-size: 10pt;"><span>Sida Idaacada Shabelle ay u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa galabta Gudoomiyihii Golaha Samadoonka Soomaaliyeed Sheekh Max’ed Tahliil Warsame waxaa ay ku dileen agagaarka Suuqa Weyn ee Ramadaan ee deegaankaasi Ceelasha biyaha.