Siyaaba kala duwan ayaa qofka jaajuuska noqonaya loo soo dabaa. Waxaase jira qaar iyaga doonta jaajuusnimada oo nafsiyadooda ay ku xasisho markay arkaan hawl jaajsuunima ahoo ay fuliynayaan. Culimada Psychology (علم النفس) waxay ku ururiyeen mid ka mid ah afartan eray ee kala ah M.I.C.E. (Money, Ideology, Compromise, Ego) in lagu soo dabo qofka noqonaya jaajuuska. Lacag la siiyo markastoo uu war keeno, Mabda’a dartii (isku diin, shuucinimo) inuu warka ugu geeyo cadawga, Madaxfurasho sir culusoo laga hayo ama dad ka xidhan, iyo Ego (أنانية ) ama Xinqooq naftiisa ku jirta.



Halkan kadaawo shirlii 17/jully
Wadani) Dagaalo xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ay galabta ka dhaceen Waqooyiga Muqdisho iyadoo madfac ku soo dhacey dugsi qur’aan kuyaala degmada X/weynana uu sababay dhimasho iyo dhaawac.
Dagaaladaani ayaa xoogoodu waxaa ay ka dhaceen xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibis ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay mudooyinkii ugu dambeeyay isku horfadhiyeen Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee Ismaamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida, mudane Cabdi Maxamud Cumar, oo galinkii danbe ee maanta qodbad meelo badan taabatay ka jeediyey fadhiigii baarlamaanka ee saakay furmay, ayaa soo bandhigay qorshaha cusub ee uu maamulkiisu ku shaqeyn doono.